Taddawur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld taddawurid.

Taddawur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Hab soo korid ah, oo aan hakad lahayn, oo leh horumar gaar ah oo ku xiran waqti go'an.

Taddawur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Horumar samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taddawur

taddawurid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg