Tadhah

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Kibir iyo isla weynaan ku abuurma qof maal ama darajo uu helay darteed.


Tadhah

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)

Qof maal ama darajo uu helay awgeed, kibir iyo isla weyni ku abuurmid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tadhah

tadhihid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg