Tafeelin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Badasho roob iwm ay aad u bataan. 2. Buro ama dheeri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tafeelin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg