Tagaabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Kaalmo; waxtar; taageero; macaawino. 2. ld tagaabeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tagaabo

tagaabeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg