Tagsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld taksi. (-iyo, m.dh) Baabuur yar oo la kireysto. 2. ld tagsasho. Guur; tag.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tagsi

tagsasho | taksi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg