Taharowga halbowlayaasha

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Qayb xididka gudihiisa ka mid ah oo adkaatay ka dib markay xayri fariisatay, taasu waxay yaraynaysaa wareegga dhiigga waxayna keenta in xididku xirmo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taharowga halbowlayaasha


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg