Takfi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qaniin yaryar, dhiig ku nool ah, boodbooda, oo dharka, furaashyada ama darmooyinka lagu seexdo gala; booddo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga takfi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg