Talqiin
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. (dii.) Hadallo duco iyo dardaaran isugu jira oo qof dhintay xabaashiisa lagu kor akhriyo. 2. Qof sakaraad ah oo towxiidka loo laqimayo. ld taqliin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga talqiin ↴
taqliin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

