Tamar-keyd
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Summad: Ep. Tamarta ku keydsantay walax, uguna wacantahay meesha ay taalo, waxaana ay le'egtahay hawsha ku baxday walax ka dhaqaajinta bar beegaal (sida oogada dhulka) ilaa meesha ay hadda taallo. Waxaa lagu helaa Ep = mgh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tamar-keyd ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg