Taqsiin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. In yar oo tubaako ama jaad ah oo mar canka la geliyo. 2. Muusig yar oo ka horreeya heesta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taqsiin ↴
taqsiinasho | taqsiino |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg