Taraare
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Duco dumarka uurka lihi marka sidkoodu soo dhawaado samaystaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taraare ↴
taraarayso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

