Taraddan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:ld taraddamid.
Taraddan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Labalaaboodin, walaacid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taraddan ↴
taraddamid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

