Tarandac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Wax culus ama dhergey oo hadba doc u liicaya, u janjeersanaya. 2. T. ah: qof hanti badan leh oo ku nool nolol raaxo leh.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarandac


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg