Tarbiicso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Si tarbiico leh isu taagid. 2. Derbi in yar isku tiirin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarbiicso ↴
tarbiicsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg