Tasho
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-shaday, -shatay)1. Arrin go'aan ka gaarid. 2. Ku t.: wax filasho. 3. La t.: talo cid la garabsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tasho ↴
fatasho | guntasho | suntasho | tashad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg