Tawal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Welwel, walbahaar.


Tawal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Walwalid. Walwalid


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tawal

tawalid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg