Tawreed Axdigii hore

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(dii.) Qeybtii hore kitaabka Diinta kirshtaanka, wuxuuna xambaarsanyahay qoraalka Yahuudda, gaar ahaan wixii la xiriira taarikhda dadka Yahuudda.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tawreed Axdigii hore


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg