Tax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Wax iniino ah oo la taxay ama wax xiriirsan (xoolo ama dad).


Tax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -tixi)

Wax iniino ah, dhexda ka daloola dun iskula xiriirin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tax

aadaminnimo | waa | taabasho | laabtaxaw | nacaal | taban | urur | waagii baahiyosooik | waagii macdanka | waagii mesosooik |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg