Tax firfircoonaanta
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xo ..., m.l)(kiim.) Tax muujinaya sida biruhu ugu kala firfircoonyihiin dhinaca falgallada la xiriira ayoonnada ku jira milan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tax firfircoonaanta ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg