Tax-homoologada

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xo ..., m.l)

(kiim.) Tax ka kooban iskudhisyo kiimikaad oo leh naanays molikuyuulleed guud; halkaas oo molikuyuul kasta oo ka mid ah taxaha kooxdaas uu midka ka horreeya kaga duwan koox atammo ah oo madoorsoome go'an ah;sida taxa baarafiinnada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tax-homoologada


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg