Taxow

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xaabay, -xaabtay; xaabi)

1. Fardaha jare ku wadid ama ku garqaadid, iyadoo la soconayo, la lugaynayo. 2. Qof xoog ku wadid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taxow

taxaabid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg