Teeriyotambuur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Cudur ku dhaca qanjirrada dhuunta oo barariya; qaamow-qanshiir.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teeriyotambuur


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg