tiigo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)

1. Cid socod ku fogaansho. 2. Ku t.: cid aad ugu xadgudbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiigo

tiigasho [m.f.dh]
eeg tiigo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg