Tiiqtiiqso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Cid ku digasho. 2. Arrin si qeexan uga hadlid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiiqtiiqso ↴
tiiqtiiqsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg