Tiro Afogaadro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) Tirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo walax ah. Qiimaheeduna waa 6.022 x 10 ; waxa hore loo oran jiray tirada Afogaadaro, waxaana lagu asteeyaa sum-madda NA ama L.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro Afogaadro ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg