Tiro dhaban

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis) Abyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro idil oo aan ahayn kisi. Tusaale ahaan 6, 14 ama 24 waa tirooyin dhaban ah, waayo, 2 haraa la'aan bay qaybisaa tirooyinkaasi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro dhaban


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg