Tirobeel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (xis.) (Summad '8') xadla'aan ka weyn tiro ama soohdin kasta oo maguuraan ah. Tusaale ahaan, ururka tirooyinka idil. 2. (xis.) Qiimaha xaddi oo u kordha xad la'aan. Tusaale ahaan, haddii y = 1/x, markaa y waxa ay sigaysa tirobeel marka x ay siqdo 0.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirobeel ↴
heer tirobeel yare | tirobeel-yare |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg