Tis

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Ood la gooyey oo is-haysata oo hal mar qof qaadi karo; jebis.


Tis

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Tis meel isugu keenid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tis

qaalmootis | abtisarow | balaatihelmantis | baytis | bootis | borotista | cutis | dhitis | dhutis | fatish |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg