Toojo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Neef irmaan aan si fiican loo fara barin oo dhib iyo shiddo lagu liso; aan hebed ahayn. ld tood¹.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toojo

tood |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg