Tummaati

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Nabar waran oo toos iyo gacanqabsi ah.


Tummaati

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Waran, mindi iwm iyadoo daabka la haysto qof ku mudid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tummaati

tummaatiyid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg