Turjubaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Afceliye; afhayn. ld turjumaan¹.

Turjubaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

1. Laba af isku beddelid. 2. Ka t.: laba qof oo aan is af garanayn is af garadsiin. ld turjumaan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga turjubaan

afceliso | afceliye | afhaye | turjubaanid | turjubaannimo | turjumaan | turjumaan | turjumaanid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg