Tuujis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Wejiga garaaca wadnaha, marka caloolyarooyinka wadnuhu isku soo ururaan si ay dhiigga ugu tuuraan halbowlayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuujis ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg