Ubbo-ubax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xo, m.dh)

(bot.) Qaybta dheddigga ee ubaxa, taas oo ka kooban hal kaarbale, ama koox kaarbale ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ubbo-ubax


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg