ugbaadso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Qof ugbaad doonasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugbaadso ↴
ugbaadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ugbaadso. ld ugbaadsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg