Ugxanside-yare

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

(bot.) Qaybta organnada taranka dheddigga ee iniinyaha geedka, taas oo ka kooban bu'da, kiish uurjiif iyo lakab ugxaneedya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ugxanside-yare


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg