Uubato
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Bahal eeyga u eg: yey; yeey; uuley. 2. Qaylo dheer.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uubato ↴
uuley | yey |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg