Uufannays

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. U. ah: maroodi markaa dhashay ama beriyo jiray. 2. (m.l.u) U. ah: dad aan meel loogu hagaago lahayn. ld uufannaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uufannays

uufannaa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg