Uusxabaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Qof tuug ah oo ariga uu qasho hilibkiisa inta uu cuno mooyaane inta kale qarsha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uusxabaal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg