Waabaayee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

1. Nafley sumayn. 2. Waran, fallaar iwm waabaayo marin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waabaayee

waabaayayn | waabaayaysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg