Waabariiso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Wax meel waagu ugu baryid. ld waabberiiso. waabberiiso

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waabariiso

waabariisasho | waabberiiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg