Waajibi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Waajib ka dhigid (wax).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waajibi

waajibid | waajibin | dago | nidar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg