Waaxee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)

Wax afar meelood u qaybin. ld waaxyee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waaxee

waaxayn | waaxyee | garwaaxeed | garwaaxeedsad | garwaaxeedsasho | garwaaxeedsi | garwaaxeedso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg