Waayeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Qof fil weyn ama wax garad ah.

Waayeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

ld waayeelow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waayeel

odayow | caafimaad-beeleed | qaafo | waayeelid | waayeelnimo | waayeelow | iskuddaran | jamaamuur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg