Wadaamaggoysyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cutub xiddigo oo ka mid ah kuwa koonfur, waa if xiddigood afar baase ah u iftiin badan oo ishu si fudud u qaban kartaa, afartu waxay u egyihiin istalaab oo waxaa loo yaqaan istallaabta koofur, waxayna u dhowyihiin awrka cir; wadaamaqubo. ld wadaamaggoys, wadaamaqubo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadaamaggoysyo

wadaamaggoys | wadaamaqubo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg