Wadahadalsii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Laba qof ama in ka badan in ay wadahadlaan isu keenid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadahadalsii

wadahadalsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg