Wadar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Tiro ama in mid ka badan. Tus. “W. iyo waaxid”.

Wadar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Jawaabta la helo marka laba ama dhawr tiro ama xaddi la isugeeyo.

Wadar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(nax.) Lidka ereyga kelid ah.

wadar*

Wa wax badan 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadar

na | idin | idinka | idinna | taayada | taayada | wadar-xigsineed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg