Wadnabbaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhicid iyo miyirdoorsan yar oo tabarxumo ama dhiigyaridu sababto.
Wadnabbaab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Baahi ama tabar yaro darteed la diidid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadnabbaab ↴
wadnabbaabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg