Wagdo

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qaabxumo yar oo lugaha gasha oo ay gedow ama labo qaanso oo afafka isku haya oo kale u ekaadaan. ld hogfo, wegdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wagdo

wegdo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg