Wahan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Welwel.

Wahan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hmay, -hantay; -hmi)

Uurxumo iyo walaac dartii isla hadlid ama caloolyoobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wahan

wahmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg