Wajac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Xanuun yar. 2. Cudur weylaha ku dhaca oo ay la jibaadaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wajac

wajacsan | wajacsanaan | wajacsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg